Madaxweynaayasha Puntland iyo Jubaland ayaa maanta xerada xalane ku qaabilay iyagoo si wadajir ah ula kulamay madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamd Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ugu yimid.
Kulanku wuxuu u muuqday mid ahaa salaan kaliya oo aan wax siyaasad ah looga hadlin sida ay muujinayaan qoraalo ka soo kala baxay labada maamul gobolleed Puntland iy Jubaland.
''Madaxwynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Dni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmd Maxamd Islaam ayaa qaabilaay oo kualn la qaatay madaxwynihii hore ee soomaaliya Maxamd Cabdullaahhi Farmaajo oo booqasho ugu yimid'' ayaa lagu yiri bayaan kooban oo ka soo baxay Puntland.
Madaxwynaasha Puntland iyo Jubaland waxay muqdisho utagn ka qaybgalka shirkii wadahadallada ee madaxda dawladda federaalka iyo golshs mustaqbalka oo aan wali qabsoomin.
Salafia Media

0 Comments